Maxkamada ciidamada Soomaaliya oo toogatay labbo xubnood oo Daacish katirsan

Puntland Mirror
0 Min Read
Labada xubnood ee Daacish katirsan ayaa gacanta dowladda soo galay saddexdii sanno ee u dambeeyay. [Isha Sawirka:Facebook]

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay labbo xubnood oo Daacsih kuwaasoo horey dilal uga geystay magaalooyinka Boosaaso iyo Muqdisho, sida ay sheegeen saraakiisha maxkamada.

Labada xubnood ayaa ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen kadib markii ay ku dhaawacmeen weeraro khaarajin ah oo fulinayeen.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *