Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa sheegtay in sargaal katirsan dowladda Soomaaliya uu isku dhiibay.
Al-Shabaab ayaa sargaalka oo ay magaciisa ku sheegeen Cabdullaahi Maxamed Cali Jareer maanta oo Khamiis ah kusoo bandhigay degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.
Sargaalka ayaa ahaa taliyaha ciidamada dowladda ee degmada Ceelbuur, sida ay sheegeen A-Shabaab.