Faroole oo shir jaraaid ku qabtay maanta oo Axad ah gudaha Garowe ayaa soo hadal qaaday mashruuca balaarinta dekada Boosaaso iyo dhismaha wadada laamiga ah ee u dhaxeysa Garoowe iyo Eyl, oo uu sheegay in ay jiraan dad isku dayaya in ay carqalad geliyaan mashaariicdaas, waxaana uu dowladda kula taliyay in ay gacan bir ah ku qabato dadkaas kasoo horjeeda horumarka.
Madaxweynihii hore ee Puntland oo dad weynaha Puntland ugu baaqay in ay taageeraan mashaariicda horumarineed ee ka socda gudaha gobolada

Leave a Comment