Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu noqday Muqdisho kadib 16-beri oo safar ah

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo horaantii bishaan Janaayo safarkiisii ugu goreeyay ku yimid Puntland. [Sawirka]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib ugu noqday magaalada Muqdisho kadib 16-beri oo safar ah oo u ku bixiyay Puntland iyo Galmudug.

Farmaajo ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay ee kursiga ku fadhiya ee Soomaaliya oo safar ku taga in ka badan 10 gobol tan iyo xukuumaddii Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare, taasoo burburtay sanadkii 1991.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*