Intooda badan musharixiinta oo ay ku jiraan masuuliyiin xilal hadda ka haya Puntland ayaa ah kuwo cusub marka laga reebo Cabdiraxmaan Faroole iyo Farxaan Cali Xuseen oo horey u joogay aqalka sare.
Saddex kursi ayaa lix haween ah ay ku tartamayaan taasoo ka dhigi doonta in 11-ka xubnood oo Puntland aqalka sare ee Soomaaliya ay ku leedahaya ay saddex haween noqon doonaan.
Hoos ka akhriso liiska xubanaha.