Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqay in uu u taaganyahay madaxweynaha Soomaaliya

Puntland Mirror
0 Min Read
Puntland President Said Abdullahi Deni. [File Photo]

Madaxweyne Deni oo ka hadlayay munaasibada sanadguuradiisa xafiiska, Janaayo 8, 2020, Garoowe. [Isha Sawirka: Puntland State House]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay in uu u taaganyahay madaxweynaha Soomaaliya.

Deni ayaa hankiisa Villa Soomaaliya kaga dhawaaqay kadib kulan uu la yeeshay xildhibaanada cusub ee Puntland ku matali doona Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *