Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Aamiin Cabdullaahi Xaaji Khayr u magacaabay agaasimaha cusub ee haayada PSF, sida lagu sheegay digreeto ka soo baxday madaxtooyada maanta oo Arbaco ah.
Haayada Puntland Security Forces (PSF) ayaa ah ciidamo aad u tabobaran kuwaasoo muddo dheer dagaal kula jiray kooxaha argagixisada iyagoo taageero ka helaya Mareykanka.
Be the first to comment