Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah u safray dalka Eriteeriya, sida madaxtooyada Soomaaliya ay ku sheegeen bayaan.
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safarkiisa Eriteeriya waxa uu qaadan doonaa muddo saddex beri ah, sida lagu sheegay bayaanka.