Kulankii lagu balansanaa ee golaha baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya oo la hakiyay

Puntland Mirror
1 Min Read
Somalia’s Parliament meeting postponed. [File Photo]

Kulankii lagu balansanaa ee golaha baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya oo la hakiyay. [Sawirka]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulankii lagu balansanaa ee golaha baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la hakiyay kadib soo jeedin katimid Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, sida ay ku warantay wakaalada wararka dowladda ee SONNA.

Maanta oo Sabti ahaa ayaa lagu balansanaa in baarlamaanka ay kulan ku yeeshaan Muqdisho si ay codka kalsooni siinta ah ugu qaadaan guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *