Muqdisho-(Puntland Mirror) Guddoomiyaha cusub ee bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah xafiiska kala wareegay guddoomiyihii hore Bashiir Ciise Cali kaasoo dhowrkii sanno ee lasoo dhaafay xilka hayay.
Guddoomiyaha cusub ee bankiga dhexe, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa la doortay 4-tii bishii April ee 2019.