Bishii hore ee November, ayaa digreeto kasoo baxday madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cumar Camay waxaa lagu joojiyay hanaanka doorashada. Balse waxaa dib loo sii daayay kadib wadahadal dhexmaray masuuliyiinta Puntland iyo guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya.
Puntland oo ku leh 37 xubnood aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa 22 xubnood lasoo doortay ilaa iyo hadda.