Golaha Wasiiradda Puntland oo ansixiyay xeerka macdanta iyo shidaalka

Golaha Wasiiradda Puntland kulankoodii August 23, 2018. [Xigashada Sawirka: Xafiiska Madaxtooyada]
Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha wasiiradda ayaa ansixiyay xeerka macdanta iyo shidaalka kadib kulankooda asbuuclaha oo maanta oo Khamiis ah ay ku yeesheen magaalada Garoowe, ee caasimada.

“Xeerka macdanta iyo shidaalka ayaa qeexaya iswaafajinta maalgashiga iyo shuruucda dalka, ilaalinta deegaanka iyo ka faa`ideysiga kheyraadka dihin.” Ayaa lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*