Golaha Caddaaladda iyo Dimuqraadiyadda oo Nairobi looga dhawaaqay

Nairobi-(Puntland Mirror) Siyaasiyiin reer Puntland oo ay ku jiraan xubno xilal ka soo qabtay Puntland iyo DFS iyo kuwo hadda xilal haya, ganacsato iyo xubno ka socda bulshada rayidka ah ayaa shir ay isugu yimaadeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga dhawaaqay Gole cusub oo la dhaho Golaha Caddaaladda iyo Dimuqraadiyadda.

Golaha ayaa soo saaray war-saxaafadeed ka kooban mabaa’dida golaha loo asaasay iyo tallo-soojeedino guud oo ku saabsan xaalada Soomaaliya.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka ay goluhu soo saareen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*