
Garoowe-(Puntland Mirror) Diyaarado dagaal oo aan la aqoon cida leh ayaa duqeeyay deegaanka Buqo ee gobolka Bari halkaas oo maleeshiyada ISIS ay ku leedahay saldhigyo, ilo-wareedyo katirsan Puntland ayaa u sheegay warsidaha Puntland Mirror.
Duqaynta ayaa dhacday maanta oo Jimce ah. Macluumaad faahfaahsan ayaan weli la hayn.