Ciidamada booliiska Puntland ee gobolka Bari oo gacanta ku dhigay ninkii dilay guddoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Bari
Boosaaso-(Puntland Mirror) Ciidamada ammaanka Puntland ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay ninkii dilay guddoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Bari, sida uu sheegay sargaal booliiska ah. Taliyaha ciidamada booliiska gobolka Bari Kornayl Cabdixakiin Xuseen Yuusuf ayaa […]