Madaxweynaha Puntland oo magacaabay taliyaha haayada sirdoonka iyadoo aan si rasmi ah loo baahin
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa magacaabay taliyaha sirdoonka, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah. Cabdiqafaar Yaasiin Yacquub, oo ah nin aan horey u soo qaban xafiis dowladeed, ayaa loo magacaabay taliyaha […]