Tirada dhimashada qaraxyadii Gaalkacyo oo gaartay ilaa iyo 30 qof
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Tirada dhimashada ka dhalatay qaraxyo mataano ahaa oo maanta oo Axad ah lala beegsaday xarunta dowlada hoose ee Gaalkacyo ayaa gaartay 30 qof, halka dadka dhaawaca ah ay yihiin ilaa iyo 50 qof, […]