Puntland oo xirtay xadka ay la leedahay koonfurta Soomaaliya
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Dowlada Puntland ayaa si rasmi ah u xirtay xuduudeeda ay la leedahay Koonfurta Soomaaliya, waxaana la diiday in baabuurta ka imaanaya koonfurta ay soo geli karaan gudaha Puntland, sida uu sheegay afhayeenka dowlada […]