Haayada World Vision oo Kulan looga hadlayay dib u eegida siyaasadda ganacsiga yar yar ee heer gobol ku qabatay Garoowe
Garoowe-(Puntland Mirror) Haayada World Vision oo kulan looga hadlayay dib u eegida siyaasada ganacsiga yar yar iyo caqabadaha haysta ee heer gobol shalay oo Arbaco ahayd ku qabatay hoolka haayada PDRC ee caasimada Puntland, Garoowe. […]