Camay: ISIS ma ay sii haysan doonaan Qandala
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cumar Camay ayaa sheegay in kooxda ISIS aysan sii haysan doonin magaalada Qandala ee gobolka Bari oo ay dhawaan qabsadeen. “Ciidamadayada waa diyaar, dhawaana waan kala wareegi doonaa […]