Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka codsaday ummada Soomaaliyeed in ay la shaqayso madaxweynaha cusub ee Soomaaliya
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ayaa sheegay in ay la shaqayn doonaan madaxweynaha cusub ee Soomaaliya. Wareysi gaar ah oo ay la yeelatay idaacada maxaliga ah ee Radio Daljir ayuu Cabdixakiim Cumar Camay […]