Madaxweyne ku-xigeenka Puntland: Waxaan u sheegaynaa maraakiibta NATO haddii aysan kahor tagi karin kalluumaysiga sharci darada in joogistoodu ay u muuqato dano gaar ah
Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiim Cumar Camay ayaa sheegay in maraakiibta NATO ee ku sugan biyaha Soomaaliya gaar ahaan kuwa Puntland ay waajib ku tahay in ay qaadaan tilaabooyin badan oo ay […]