somali news
Madaxweynaha dowlada Puntland oo salaada Ciidul Fidriga ku oogay garoonka kubada cagta Cawaale ee Gaalkacyo
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Arbaco ah dadweynaha magaalada Gaalkacyo kala qaybgalay salaada Ciidul Fidriga oo lagu oogay garoonka kubada cagta ee Cawaale. Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan […]