Labo dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku ka fuliyay Jubbada Hoose
Kismaayo-(Puntland Mirror) Ciidamada Mareykanka ayaa labo dagaalyahan oo Al-Shabaab ah ku dilay duqeyn ka dhacday gobolka Jubbada Hoose, sida taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen bayaan. Duqeynta ayaa dhacday Talaadadii kadib markii maleeshiyada […]