Dadka reer Somaliland oo dooranaya madaxweyne cusub
Hargeysa-(Puntland Mirror) Dadka reer Somaliland ayaa saakay u dareeray goobaha cod bixinta si ay u doortaan madaxweynahooda shanta sanno ee soo socota. Ku dhawaad 700,000 qof oo ayaa codkooda dhiibanaya maanta oo Isniin ah, waxaana […]