Shirka maamul goboleedyada Soomaaliya oo ka faurmay magaalada Baydhabo
Baydhabo-(Puntland Mirror) Shirka maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah ka faurmay magaalada Baydhabo ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed. Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland, Galmudug, Hir-shabelle iyo Koonfur Galbeed oo martigeliye […]