Zlatan Ibrahimovic oo ku biiri doona naadiga Manchester United
Zlatan Ibrahimovic ayaa lagu soo waramayaa in uu ka soo tagi doono xerada tababarka Sweden kahor Euro 2016 si uu ugu saxiixo Manchester United. 34 jirka waxa uu bilaash uga tagayaa Paris Saint-Germain, waxaana xiise […]