Golaha wasiirrada Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2025 oo kor u kacday 24.4%

Golaha wasiiradda Soomaaliya. [Isha Sawirka: OPM]

Muqdisho-( Puntland Mirror) Golaha wasiiradda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay xalay fiidkii yeesheen waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2025-ka.

Miisaaniyadda la ansixiyay ayaa lagu qiyaasay $1,342,476,311, taasoo ka dhigan inay korortay $263,160,528, oo u dhiganta 24.4% marka loo eego miisaaniyadii sannadkii hore, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Raysulwasaaraha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*