Safiirka Finland u fadhiya Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxweynaha Puntland

Puntland Mirror
1 Min Read
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xafiiska madaxtooyada ku qaabilay safiirka Finland u fadhiya Soomaaliya Erik Lundberg, Janaayo 8, 2020. [Isha Sawirka: Puntland State House]

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xafiiska madaxtooyada ku qaabilay safiirka Finland u fadhiya Soomaaliya Erik Lundberg, Janaayo 8, 2020. [Isha Sawirka: Puntland State House]
Garoowe-(Puntland Mirror) Safiirka Finland u fadhiya Soomaaliya Erik Lundberg ayaa maanta oo Arbaco ah yimid magaalada Garoowe waxaana uu kulan la qaatay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Kulanka ayaa looga wada-hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan Puntland iyo mashaariicda horumarineed ee dowladda Finland taageerto ee ka socda gudaha Puntland, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *