PuntlandSomalia Madaxweynaha Puntland oo agaasime cusub u magacaabay Haayada la Dagaalanka Aydhiska ee Puntland Last updated: May 7, 2017 11:18 am By Puntland Mirror Share 0 Min Read Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali. [Sawirka: Archive] SHARE Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali. [Sawirka: Archive]Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa agaasime cusub u magacaabay Haayada la Dagaalanka Aydhiska ee Puntland (PAC), sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha. Madaxweyne Cabdiweli ayaa Cabdiqaadir Maxamed Axmed u doortay agaasimaha cusub ee PAC. Share This Article Email Copy Link Print ByPuntland MirrorFollow: Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World. Previous Article Puntland President appoints new director of Puntland Aids Commission Next Article Somali government says it has killed Al-Shabab commander in Lower Shabelle region Leave a Comment Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. TopicsClimate Change featured Global Affairs Health Hot Opinion Policy Analysis politics Research