• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ September 19, 2023 ] Midowga Yurub oo si joogto ah u hakiyay gaargaarka Soomaaliya kadib markii UN ay heleen musuqmaasuq baahsan Somalia
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ September 30, 2023 ] Guled Salah: Current Administration’s Term Will Not Be Extended “Even a Single Day” English News
  • [ September 30, 2023 ] Guuleed Saalax: Hal maalin laguma dari karo xukunka xukuumada Deni Somalia
  • [ September 28, 2023 ] Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Somalia’s Foreign Minister Considering Running for Puntland Presidency, Sources Say English News
Home2021August

Month: August 2021

Somalia

Sawirqaadihii Daacish oo 10-sanno oo xabsi ah lagu xukumay

August 30, 2021 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa manta oo Isniin ah 10-sanno oo xabsi ah ku riday Cabdisamad Ibraahim Cumar, oo ahaa sawirqaadihii maleeshiyada ISIS/Daacish. Cabdisamad oo kasoo jeeda deegaanka Garissa ee dallka Kenya […]

Puntland

Puntland oo taageero milatari ku wareejisay maamulka Galmudug

August 29, 2021 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa maanta oo Axad ah taageero milatari ku wareejisay maamulka Galmudug kuwaasoo dagaal kula jira maleeshiyada A-Shabaab. Taageerada ayaa ahayd hub iyo gaadiid, sida uu ku sheegay qoraalo mahadcelin ah uu […]

Puntland

Baarlamaanka Puntland oo doortay 11-ka xubnood ee ku matalaya aqalka sare Soomaaliya

August 11, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah doortay 11 xubnood kuwaasoo aqalka sare ee Soomaaliya ku matalaya Puntland. Saddex kamid ah xubanaha la doortay ayaa ah haween, taasoo ka dhigaysa in Puntland […]

English News

Somalia sets up national payments system as it rebuilds country

August 10, 2021 Abdi Omar Bile 0

Somalia has set up a national payments system as part of plans to develop the financial industry in one of the world’s most fragile states, following decades of political and economic instability. The 13 lenders […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo soo saaray liiska musharixiinta oo u tartamaya aqalka sare ee Soomaaliya

August 10, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray liiska 22 musharax oo u tartamaya baarlamaanka aqalka sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday madaxtooyada subaxnimadii Talaadada. Intooda badan […]

Somalia

Wasiiradda Arrimaha Dibada Kenya Raychelle Omamo oo timid Muqdisho

August 8, 2021 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiiradda Arrimaha Dibada Kenya Raychelle Omamo ayaa maanta oo Axad ah timid magaalada Muqdisho, caasimada Soomaaliya. Wasiiradda ayaa la filayaa in ay kulamo la yeelato masuuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya kadib markii labada dal […]

Puntland

TPEC oo baahisay liiska kama dambeysta ah ee codbixiyeyaasha doorashooyinka hordhaca ah ee dowladdaha hoose

August 4, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Kumeelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa maanta oo Arbaco ah baahisay liiska kama dambeysta ah ee codbixiyeyaasha doorashooyinka hordhaca ah ee dowladdaha hoose. 46,839 cod oo sax ah oo iska-diiwaangelisay saddexda […]

English News

U.S. Steps Up Air Strikes Against al-Qaeda Ally in Somalia

August 3, 2021 Abdi Omar Bile 0

The U. S. is expanding air strikes against members of a group affiliated to al-Qaeda who’ve intensified attacks in Somalia since hundreds of American troops exited the country earlier this year. The latest strike occurred […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah

    September 28, 2023 0
    Saadaadha roobka. [Xigashada Sawirka: IMC] Garoowe-(Puntland Mirror) Roobab dhexdhexaad ah ayaa laga filayaa deegaano ka tirsan Puntland inta u dhaxaysa 27-ka September ilaa 3-da October, sida ay sheegtay xarunta IMC. Degmooyinka sida Jariiban laga yaabo [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland

    September 28, 2023 0
    Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse. [Xigashada: Facebook/Abshiromarjama] Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac oo loo yaqaan Abshir Cumar Huruuse ayaa laga yaabaa in uu ku dhawaaqo hamigiisa ah in uu [...]
  • Ciidamada booliiska Puntland oo xubin sare oo katirsan Daacish ku soo qabtay howlgal ka dhacay gobolka Bari

    September 27, 2023 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada booliiska Puntland ayaa soo qabtay xubin sare oo katirsan kooxda Daacish/ISIS oo lagu magacaabo Axmed Xuseen Ibraahim kadib howlgal ka dhacay meel u dhow degmada Uffeyn ee gobolka Bari, sida ay ciidamada [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Madaxweynaha Puntland oo xilkii ka cayrshay guddoomiye ku xigeenkii gobolka Nugaal Qaasim Maxamed Cabdi

    March 4, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa xilkii ka qaaday guddoomiye ku xigeenkii gobolka Nugaal, Qaasim Maxamed Cabdi, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday madaxtooyada oo uu arkay warsidaha Puntland Mirror. Madaxweyne Cabdiweli [...]
  • Ugu yaraan 11 qof oo ku dhimatay qarax gaari oo ka dhacay suuq kuyaala Muqdisho

    November 26, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhimatay 16 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho maanta oo Sabti ah. Qaraxa ayaa ka dhacay suuqa Waaberi, iyadoo [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo gaaray Muqdisho si uu uga qeybgalo shirar ka dhici doona halkaas

    December 2, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa manta oo Sabti ah tagay magaalada Muqdisho. Kahor inta uusan ka dhoofin Garoowe, Madaxweynaha ayaa sheegay in uu Muqdisho uga qeybgalayo shir ku saabsan amniga qaranka iyo [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions