Qarax lagu qabtay gudaha magaalada Boosaaso

Magaalo xeebeedka Boosaaso. [Sawirka: Maxamed Axmed/Puntland Mirror]

Boosaaso-(Puntland Mirror) Walxo looga shaki qabao qarax ayaa lagu arkay agagaarka isgoyska Gaaca ee magaalada Boosaaso, sida ilo-wareedyo ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror.

Ciidanka Puntland ayaa goobta ku hareeraysan iyadoo dad weynaha laga fogeeyay halkaas, ciidanka miino barista ayaa ku mashquulsan baaritaanka qaraxa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*