Kalfadhiga 45-aad ee golaha baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe

Baarlamaanka Puntland, October 26, 2019, Garoowe. [Xigashada Sawirka: Puntland Parliament]
Garoowe-(Puntland Mirror) Kalfadhiga 45-aad ee golaha baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Sabti ah ka furmay caasimada Garoowe.

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u furay kalfadhiga oo socon doona ku dhawaad 45 beri.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*