Sawirka: Askari katirsan ciidamada Puntland oo ku sugan tuulada Tukaraq.

Garoowe-(Puntland Mirror) Dagaal culus oo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ayaa ka qarxay tuulada Tukaraq, sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo ilo-wareedyo ammaanka ah.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamo katirsan Somaliland ay weerar ku soo qaadeen Puntland subaxnimadii hore maanta oo Isniin ah.

Share this story about sharing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll Up