Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidamada Jubbaland

Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidamada Jubbaland. [Sawirka: Twitter]
Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidamada Jubbaland. [Sawirka: Twitter]
Kismaayo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan afar dagaalyahan oo Al-Shabaab ah ayaa isku dhiibay ciidamada Jubbaland, sida ay sheegeen saraakiisha maamulka Jubbaland.

Intii lagu guda jirey saddexdii sanno ee u dambeysay, ciidamada Jubbaland oo taageero ka helaya kuwa Kenya oo hoostaga AMISOM ayaa dagaal kula jiray dagaalyahanada Al-Shabaab si ay uga xoreeyaan gobolada Jubbooyinka.

Al-Shabaab aya Kismaayo laga saaray sanadkii 2012-kii, balse wali maleeshiyadu waxay joogaan deegaanada ku dhow magaalada.

About Puntland Mirror 839 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*