Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo maleeshiyada Al-Shabaab oo ka qarxay magaalada Afgooye

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo maleeshiyada Al-Shabaab oo ka qarxay magaalada Afgooye. [Sawirka: Reuters]
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo maleeshiyada Al-Shabaab oo ka qarxay magaalada Afgooye. [Sawirka: Reuters]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa galabta oo Axad ah ka bilaabmay gudaha magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Qof dadka deegaanka ah oo ku sugan gudaha Afgooye ayaa warbaahinta u sheegay in rasaasta qoryaha laga maqlayo dhammaan qeybaha magaalada.

Dagaalka galabta ayaa bilowday kadib markii dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen gantarool kuyaala irida laga galo magaalada, sida ay goobjoogayaashu sheegeen.

Ma jirto faahfaahin deg deg ah oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay dagaalka galabta.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*