Health

Xanuunka beerka oo noqday hoggaamiyaha xanuunada dilaaga aduunka

Xanuunka beerka oo noqday hoggaamiyaha xanuunada dilaaga aduunka

Fayruska beer xanuunka ayaa noqday hoggaamiyaha xanuunada dilayaasha ah ee caalamka, marka la barbardhigo Aids-ka iyo TB-da, sida ay muujinayso cilmibaaris uu soo saaray wargeyska caafimaadka ee Lancet medical journal. Cilmibaarista ayaa ku qiyaastay in xanuunka beerka iyo dhibaatadiisa uu hoggaaminayo dhimashada xanuunada caalamka isagoo ay u dhinteen 1.45 malyan intii lagu guda jiray sanadkii 2013-ka, iyadoo ay jireen talaalo[Read More…]

by July 7, 2016 0 comments Health
Scroll Up