Xildhibaan katirsan maamulka Galmudug oo lagu dilay Muqdisho

Sawirka: Toogasho hore oo ka dhacday Muqdisho.

Muqdisho-(Puntland Mirror) Xildhibaan katirsan maaamulka Galmudug ayaa lagu dilay gudaha Muqdisho galabta oo Arbaco ah, sida ay sheegeen laamaha ammaanka.

Xildhibaanka ayaa waxaa rasaas si aan ku talogal ahayn ugu furay ilaalada xildhibaa kale oo katirsan dowladda federaalka kadib markii ay ka shakiyeen, sida ay ilo-wareedku sheegeen.

Xildhibaanka la dilay waxaa magaciisa la oran jiray Axmed Cabdi Guuleed (Madoobe).

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*