Dagaalka oo daba socday dagaalo hore oo labada dhinac ku dhexmaray halkaas ayaa bilaabmay maanta oo Arbaco ah, waxaana wararka laga helayo dadka deegaanka ay sheegayaan in uu wali socdo.
Dagaalada sokeeye ayaa Soomaaliya caan ka ah waxaana u badan waxyaabaha keena aanooyin qabiil iyo isku haysasho dhul.
Dagaalada sokeeye ayaa caan ka ah dhulka ay Somaalida degto waxaana u badan waxyaabaha keena aanooyinka qabiil iyo isku haysashada dhulka.