Ugu yaraan 20 xubnood oo Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday buuralayda Caalmadow

Maleeshiyada Al-Shabaab. [Sawir Hore]

Muqdisho-(Puntland Mirror) In ka badan 20 xubnood oo Al-Shabaab ah ayaa lagu dilay duqayn ka dhacday buuralayda Caalmadow ee Puntland, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Holwgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday xero ay maleeshiyada Al-Shabaab ku leeyihiin buuraha Caalmadow.

Saddex sargaal oo sare ayaa kamid ahaa maleeshiyada duqaynta lagu dilay, war-saxaafadeedka ayaa intaas ku daray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*