Saraakiisha ammaanka oo warbaahinta la hadlaya markii ay soo bandhigayeen madaafiicda. [Xigashada Sawurka: Puntland Post]
Saraakiisha ayaa ka gaabsaday in ay bixiyaan faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan hubka, waxayna sheegeen in baaritaanku uu weli socdo.
Dhowr weerar ayaa ka dhacay magaalada Boosaaso sanadihii lasoo dhaafay, oo ay sheegteen Al-Shabaab iyo Daacish.