Wadamada ay joogaan safiirada loo yeeray ayaa waxaa kamid ah Jabuuti, Imaaraatka Carabta, Shiinaha, Kuweit, Qatar, Suudaan, Uganda iyo Zambia.
Ma cadda weli sababaha loogu yeeray safiiradda balse warar ayaa sheegaya in ay jiraan isku shaandhayn.
Exclusive insights, reports, and analysis from Somalia and beyond.