Garoowe-(Puntland Mirror) Shirkii madasha maamul goboleedyada Soomaaliya oo maalmihii u dambeeyay ka socdaya magaalada Garoowe ayaa maanta oo Khamiis ah la soo gabgabeeyay.
Madaxweynayaasha Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland oo martigelinaysa ayaa ka soo qeybgalay shirka.
Bayaan ka soo baxay shirka ayaa diirada lagu saaray arrimaha amniga iyo siyaasadda.
Hoos ka akhriso bayaanka shirka: