Shirka u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada oo maanta oo Talaado ah ka furmay magaalada Muqdisho. [Xigashada Sawirka: Villa Somalia]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shirka guddoominaya waxaana kasoo qeybgalay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada.
Qodobada shirka looga hadli doono ayaa waxaa kamid ah xasilinta amniga guud ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta haayadaha amniga ee dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada.