Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo ku geeriyooday Turkiga

Puntland Mirror
0 Min Read
Siyaasi Maxamed Cali Yuusuf. [Sawir Hore]

Garoowe-(Puntland Mirror) Siyaasi Maxamed Cali Yuusuf, oo loo yaqaanay Gaagaab, oo horey u soo noqday Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland iyo Wasiirka Maaliyadda, ayaa ku geeriyooday dalka Turkiga, sida ay xaqiijiyeen qoyskiisa.

Gaagaab ayaa hadda ahaa senator ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, halkaas oo uu joogay labadii sanno ee u dambeysay.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *