Labada hoggaamiye ayaa ka wadaxaajooday xiriirka u dhaxeeya labada dal, sida ay wararku sheegeen.
RW Soomaaliya ayaa magaalada Dooxa tagay asbuucii lasoo dhaafay si uu uga qeybgalo shirka Dooxa ee 2017-ka. Safarka ayaa ahaa kii kowaad oo uu Khayre ku tago dalka dibadiisa tan iyo markii uu noqday Raysulwasaare.