Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay hal qof oo ahaa ninkii qaraxa waday, sida ay saraakiil katirsan ciidanka booliiska ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror.
Ciidanka booliiska saldhiga Boosaaso ayaa joojiyay ninka qaraxa waday oo loo maleynayo in bartilmaameedku ahaa.
Haayadaha ammaanka ayaa wada baaritaan ku saabsan qaraxa.