Farmaajo oo gaaray Turkiga si uu uga qeybgalo caleemo-saarka Erdogan

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Ankara. [Xigashada Sawirka: Villa Somalia]
Ankara-(Puntland Mirror)Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay gaaraya magaalada Ankara ee caasi,ada dalka Turkiga.

Ujeedka safarka Madaxweynaha ee Turkiga ayaa ah sidii uu uga qeybgali lahaa caleemo-saarka Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, sida uu sheegay agaasimaha warfaafinta Villa Somalia Cabdinuur Maxamed.

Erdogan ayaa maanta oo Isniin ah loo dhaarin doonaa Madaxweynaha Turkiga kadib guushii doorashadii bishii lasoo dhaafay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*