PuntlandSomalia Ciidamada dowladda Puntland iyo maleeshiyada ISIS oo ku dagaalamay deegaanka Bashaashin ee gobolka Bari Last updated: December 3, 2016 4:20 pm By Puntland Mirror Share 1 Min Read Ciidamada hubaysan ee dowladda Puntland. [Xuquuqda Sawirka: Puntlandi] SHARE Ciidamada hubaysan ee dowladda Puntland. [Xuquuqda Sawirka: Puntlandi]Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada dowladda Puntland iyo maleeshiyada ISIS ayaa ku dagaalamay deegaanka Bashaashin, kaasoo qiyaastii 35km dhanka bariga kaga beegan magaalada Qandala, sida ay ilo-wareedyo u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Ma jirto wax war ah oo deg deg ah oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay dagaalka ilaa iyo hadda. Howlgalka Qandala looga xoreynayo ISIS oo muddo bil ah xukumaysay, ayaa ka dhigaya in markii ugu horeysay ciidamada Puntland iyo dagaalyahanada ISIS ku dagaalamaan gobolka. Share This Article Email Copy Link Print ByPuntland MirrorFollow: Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World. Previous Article Puntland forces clash with ISIS fighters in Bashashin area of Bari region Next Article Puntland says its forces kill at least seven ISIS fighters in Bari region Leave a Comment Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. TopicsClimate Change featured Global Affairs Health Hot Opinion Policy Analysis politics Research