Hoos ka Akhriso xeerka ay meelmariyeen baarlamaanku:
Khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Imaaraatka ayaa xumaa tan iyo markii Soomaaliya ay go’aan dhex-dhexaadnimo ah ka qaadatay xiisadda u dhaxeysa wadamada Khaliijka.
Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Imaaraatka ka jeedisay shirkii Wasiiradda Arrimaha Dibada ee Jaamacadda Carabta oo ka dhacay dalka Masar asbuucii lasoo dhaafay.